2013

Sunday, September 15, 2013

Sunday, September 1, 2013

Qur'aanka Kariimka


Waxad Halkan ka dhagaysa tafsiirka 30 jis ee quraanka oo sheekh dirir ah siina gaadhsii walalahaga  kale pleas

 

 

Tafsiirka Qur'aanka oo dhamaystiran halkan ka baro.
01.Al-Fatixah1-707.Al-Acraaf169-19824. An-Nuur1-1454.Al-Qamar1-55
02.Al-Baqarah1-2607.Al-Acraaf199-20624. An-Nuur15-3155.Ar-Raxmaan1-78
02.Al-Baqara26-4308.Al-Anfaal1-1224. An-Nuur31-4356.Al-Waaqicah1-96
02.Al-Baqarah44-6108.Al-Anfaal12-4024. An-Nuur43-6457.Al-Xadiid1-29
02.Al-Baqarah61-7408.Al-Anfaal41-5225. Al-Furqaan1-2058.Al-Mujaadalah1-22
08.Al-Anfaal52-75
02.Al-Baqarah74-8909.At-Tobah1-925. Al-Furqaan21-4359.Al-Xashr 1-24
02.Al-Baqarah90-10509.At-Tobah10-3025. Al-Furqaan44-7360.Al-Mumtaxinah1-13
02.Al-Baqarah106-11809.At-Tobah31-4125. Al-Furqaan73-7761.As-Saff 1-14
02.Al-Baqarah118-14109.At-Tobah41-5926Ash-Shucaraa1-2862.Al-Jumucah 1-11
02.Al-Baraqah143-15409.At-Tobah59-7026.Ash-Shucaraa28-9663.Al-Munaafiquun1-11
02.Al-Baqarah155-17609.At-Tobah70-9226Ash-Shucaraa96-16164.At-Taghaabun 1-18
02.Al-Baqarah177-18709.At-Tobah93-10726Ash-Shucaraa161-22365.Adh-Dhalaaq 1-12
02.Al-Baqarah188-19709.At-Tobah107-11926Ash-Shucaraa224-22766.At-Taxriim 1-12
02.Al-Baqarah198-21209.At-Tobah120-12927. An-Namal1-1967.Al-Mulk 1-30
02.Al-Baqarah213-22010.Yuunus1-2327. An-Namal19-4468.Al-Qalam 1-52
02.Al-Baqarah221-22910.Yuunus23-3827. An-Namal45-6669.Al-Xaaqqah 1-52
02.Al-Baqarah229-23410.Yuunus39-6427. An-Namal66-9370.Al-Macaarij 1-44
02.Al-Baqarah235-24410.Yuunus65-8228. Al-Qasas1-1871.Nuux 1-28
02.Al-Baqarah245-25210.Yuunus82-10928. Al-Qasas18-3572.Al-Jinn 1-28
02.Al-Baqarah253-25911. Huud1-1728. Al-Qasas36-5773.Al-Muzzammil 1-20
02.Al-Baqarah259-27111. Huud17-4028. Al-Qasas58-8874.Al-Muddathir 1-56
02.Al-Baqarah272-28611. Huud41-5429. Al-Cankabuut1-1575.Al-Qiyaamah1-40
03.Al-Cimraan1-1411. Huud54-8029. Al-Cankabuut16-4576.Al-Insaan 1-31
03.Al-Cimraan15-2811. Huud81-9929. Al-Cankabuut46-6977.Al-Mursalaat 1-50
03.Al-Cimraan28-5111. Huud100-12330. Ar-Ruum1-2178.An-Nama 1-40
03.Al-Cimraan52-7212. Yuusuf1-1930. Ar-Ruum22-3979.An-Naazicaat 1-46
03.Al-Cimraan73-9212. Yuusuf19-3330. Ar-Ruum39-6080.Cabasa 1-42
03.Al-Cimraan93-11012. Yuusuf34-4531. Luqmaan1-3481.At-Takwiir 1-29
03.Al-Cimraan110-13212. Yuusuf46-6532. As-Sajdah1-3082.Al-Indhifaar 1-19
03.Al-Cimraan133-15012. Yuusuf66-8333. Al-Axzaab1-983.Al-Mudhaffifiin 1-36
03.Al-Cimraan150-17012. Yuusuf84-10233. Al-Axzaab10-2584.Al-Inshiqaaq 1-25
03.Al-Cimraan171-18412. Yuusuf103-11133. Al-Axzaab26-3685.Al-Buruuj 1-22
03.Al-Cimraan184-20013. Ar-Racad1-1833. Al-Axzaab36-4986.Adh-Dhaariq1-17
04.An-Nisaa1-813. Ar-Racad91-3333. Al-Axzaab50-5287.Al-Aclaa 1-19
04.An-Nisaa9-1213. Ar-Racad34-4333. Al-Axzaab52-6988.Al-Ghaashiyah1-26
04.An-Nisaa13-2314. Ibraahim1-833. Al-Axzaab70-7389.Al-Fajr 1-30
04.An-Nisaa23-3114. Ibraahim9-2234.Saba 1-3390.Al-Balad 1-20
04.An-Nisaa32-3614. Ibraahim23-5234.Saba34-5491.Ash-Shams 1-15
04.An-Nisaa36-5715. Al-Xijr1-2535.Faadhir1-2792.Al-Layl 1-21
04.An-Nisaa58-7015. Al-Xijr26-9935.Faadhir28-4593.Ad-Duxaa 1-11
04.An-Nisaa70-8416. An-Naxl1-1436.Yaasiin1-4294.Ash-Sharx 1-8
04.An-Nisaa85-9316. An-Naxl15-4436.Yaasiin42-8395.At-Tiin 1-8
04.An-Nisaa93-11316. An-Naxl45-6637.As-Saafaat1-6296.Al-Calaq 1-19
04.An-Nisaa114-12416. An-Naxl66-8037.As-Saafaat63-11097.Al-Qadr 1-5
04.An-Nisaa125-13416. An-Naxl80-9737As-Saafaat111-11898.Al-Bayyinah 1-8
04.An-Nisaa135-14716. An-Naxl97-12838. Saad1-3199.Az-Zalzalah 1-8
04.An-Nisaa148-16217-Al-Israa1-2138. Saad32-88100.Al-Caadiyaat 1-11
04.An-Nisaa163-17617-Al-Israa21-4439. As-Zumar1-15101.Al-Qaaricah 1-11
05.Al-Maa'ida1-417-Al-Israa45-6839. As-Zumar16-37102.At-Takaathur 1-8
05.Al-Maa'ida5-1317-Al-Israa69-9339. As-Zumar38-54103.Al-Casr 1-3
05.Al-Maa'ida14-2417-Al-Israa94-11139. As-Zumar55-75104.Al-Humazah 1-9
05.Al-Maa'ida25-4018.Al-Kahf1-3140.Ghaafir1-37105.Al-Fiil 1-5
05.Al-Maa'ida41-4818.Al-Kahf31-5240.Ghaafir37-67106.Quraysh 1-4
05.Al-Maa'ida48-6418.Al-Kahf52-7440.Ghaafir68-85107.Al-Maacuun 1-7
05.Al-Maa'ida65-7918.Al-Kahf75-9441.Fussilat1-32108.Al-Kawthar 1-3
05.Al-Maa'ida80-9618.Al-Kahf94-11041.Fussilat33-54109.Al-Kaafiruun 1-7
05.Al-Maa'ida97-10819. Maryam1-1542.Ash-Shuura1-15110.An-Nasr 1-3
05.Al-Maa'ida109-12019. Maryam16-3742.Ash-Shuura16-35111.Al-Mazad 1-5
06.Al-Ancaam1-3119. Maryam38-7642.Ash-Shuura36-53112.Al-Ikhlaas 1-4
06.Al-Ancaam32-5419. Maryam77-9843.Az-Zukhruf1-35113.Al-Falaq 1-5
06.Al-Ancaam55-7020. Dhaahaa1-2543.Az-Zukhruf36-71114.An-Naas 1-6
06.Al-Ancaam71-9220. Dhaahaa26-7043.Az-Zukhruf72-89
sadaqa laahu  cadiim
06.Al-Ancaam93-10720. Dhaahaa71-9744.Ad-Dukhaan1-59 
06.Al-Ancaam108-12620. Dhaahaa97-13545.Al-Jaathiyah1-37 
06.Al-Ancaam127-13921. Al-Anbiyaa1-2846.Al-Axqaaf1-23 
06.Al-Ancaam139-15321. Al-Anbiyaa29-5046.Al-Axqaaf24-35 
06.Al-Ancaam154-16521. Al-Anbiyaa51-7947.Muxammad1-15 
07.Al-Acraaf1-3021. Al-Anbiyaa79-11247.Muxammad16-38 
07.Al-Acraaf31-4222. Al-Xajj1-1848.Al-Fatx1-15 
07.Al-Acraaf42-6422. Al-Xajj19-3648.Al-Fatx16-29
07.Al-Acraaf64-7922. Al-Xajj36-5349.Al-Xujuraat1-18 
07.Al-Acraaf80-10422. Al-Xajj53-7850.Qaaf1-45 
07.Al-Acraaf105-13323. Al-Mu'minuun1-2851.Ad-Daariyaat1-60 
07.Al-Acraaf134-15523. Al-Mu'minuun29-7152.Adh-Dhuur1-49                     
07.Al-Acraaf156-16923. Al-Mu'minuun71-11853.An-Najm1-62 
sheekh cumar dirir iyo 114 quraanka maansho alaah walalyal is gaadhsiiya idinko raali ah una soo ducee walaalkiini soo diyaariyey alle dhamaanten ha inoo naxariista

Wednesday, August 7, 2013

Wednesday, June 5, 2013

Sunday, May 5, 2013

Tuesday, February 12, 2013

RAG MAXAA LAGU RAACAA?


Ragga iyo dumarku way ku kala duwan yihiin marka laga eego sifooyinka la’isku doorto xilliga guurka. Rasuulkeennu (Sallallaahu calayhi wasallam) waa kii yiri : (Naag waxa loo guursadaa maalkeeda, quruxdeeda, sharafteeda iyo diinteeda), taasi oo ina tusaysa in maalka iyo quruxdu ay 50% ka yihiin sababaha dumarka loo guursado, ha yeeshee kolkay arrintu joogto ninka isagu doonaya inuu guursado, qiimeyntiisu taa ka duwan.

GAYAANKAA GUURSO


Arrimaha loo baahan yahay in ahmiyad la siiyo kolka la dooranayo lammaanaha nolosha waxa ugu horreeya diinta iyo dabeecadda sidaynu horeba usoo sheegnay, waxase aan la inkiri karin inay jiraan umuuro kale oo iyaga laftoodu ahmiyaddooda leh, waxaana kamid ah farqiga u dhexeeya da’da ninka iyo da’da inanta uu guurkeeda doonayo

Abuubakar (RC) iyo

Monday, February 11, 2013

Sunday, February 10, 2013

WAA MAXAY GUDNIIN?


Ereryga Gudniin waxa loola jeedaa Goyn, waana ta birta geedaha lagu gooyo lagu magacaabo Gudin. Haddaba marka laga eego xagga Sharciga Islaamka, gudniinka inanku (Circumcision) waxa weeye in laga gooyo Qolofta(Prepuce) oo iyadu ah maqaarka ku dahaaran Dhalfada (Balanus) oo ah madaxa xubinta taranka (Penus). Gudniinka Inantu (Clitorydectomy)