Sheeko yar oo xikmad badan

Friday, July 4, 2014

Sheeko yar oo xikmad badan


Oday Reer Baadiye ah oo yara xanuunsan ayaa maalin wuxuu u yimid nin saaxiibkiisa markaasu
wuxuu ku yidhi war hebelow maanta waa xanuunsan ahay, suu yidhi xaage ku xanuuneysa, feeraha ii xanuunaya ayuu yidhi odaygii
, markaasu kii saxiibkiisa aha wuxuu ku yidhi waxa suubisa ukunta digaaga cun iyada ku reysaneysa, odaygii ayaa yidhi ukuntu maxay qabata, markaasu yidhi Saaxiibkiis feerahay ku nadiifineysa ee cun iyada xanuun dambe arki meysidee, Odaygi ayaa yidhi Ukunta Habartii dhashay ma aragtay horta, markaasa saxiibkiis wuxuu yidhi "Haa' , suu yidhi lugaheeda ma aragtay seey yahiin iyadu ha is daweyso marka hore intaa aanay aniga ii daweyn.... :D  


Muhiimada Sheekada Iyo Xikmada ku jirta waxan filaya inaad fahamtay. 


Yusuf@journalist.com  

0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali