Wariye Soomaaliya oo leh gabdhaha Soomaaliyeed Condom ha logu galmoodo

Friday, September 12, 2014

Wariye Soomaaliya oo leh gabdhaha Soomaaliyeed Condom ha logu galmoodo


Suxuufigan oo lagu magacaabo Cabdixaafid kana hawlgala Tv-ga Universal
ayaa isagoo hadlaya wuxuu yidhi '''Ciidanka Amisom  Waxay diideen xiita inay xirtaan sharabadaha raggu ay shahwadooda ku xifdiyaan xilliga ay galamada sameynayaan waa waxaa loo yaqaano Condom-kee....'' Micnaha Suxuufigu waa ka raali in gabdhaha Soomaaliyeed halkii sii caadi ah loo kufsan laha ama logu galmoon laha Condom loo isticmaalo. 


0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali