Tahniyad dhalasho, Maymuun Iyo Khadar oo wiil u dhashay

Tuesday, September 16, 2014

Tahniyad dhalasho, Maymuun Iyo Khadar oo wiil u dhashay


Waxaan Tahniyad dhalasho farxad leh u dirayaa Walaashay
Maymuun Bashiir Cabdisalaan Yusuf Iyo Saygeeda Khadar Warsame oo wiil ugu dhashay Minnesota Waxaan leeyahay Abti noqo kii dadkiisa, Dalkiisa iyo Diintiisa Anfaca, Aaaaaaaaaamiin



Waxaa diraya Tahniyadan - Yusuf Ali Adan 

0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali