Tahniyad dhalasho farxad leh - Maxamed Iyo Kaafiyo oo gabar u dhalatay

Monday, September 15, 2014

Tahniyad dhalasho farxad leh - Maxamed Iyo Kaafiyo oo gabar u dhalatay


Waxaan Tahniyad dhalasho farxad leh u dirayaa Walaalkay
Maxamed Siciid Waqooyi 
Kẳbtẳn ÄKhwẳẳn ßẳẳbẳ Iyo Dumaashiday Kaafiyo Maxamuud Maxamed Waaberi oo xalay gabar ugu dhalatay magaalada Bosaso ee gobolka Bari, Waxaan leeyahay Adeer soo bar baar noqo tii dadkeeda, Dalkeeda Iyo Diinteedaba Anfacda Aaamiin Aaaamiin Aaaamiin 



Yusuf Ali Adan 
FB/YusufVIP
Twitter/Iamsomali 

0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali