Cali Akhwaan Oo Nabad ku baaqay
magaalada Gaalkacayo wuxuu sheegay in Puntland diyaar u tahay wada hadal nabadeed oo ku sabsan arrinta Gaalkacayo in kasta oo uusan sheegin inuu Galmudug la kulmi doonan hadana wuxuu yidhi ''Cid kasta oo nabada rabta waan kala hadleyna...'' Sidoo kale wuxuu sheegay in cidi dagaal iyo fitno abuurta iyadu ku gubaneyso waa siduu hadalka u yidhi
Cali Akhwaan wuxuu kale oo sheegay in garoonka gaalkacayo u furan yahay labada dhinac ee wada degan Gaalkacayo.

0 Fikirkaaga :
Post a Comment