Hambalyo farxad leh

Sunday, September 14, 2014

Hambalyo farxad leh


Waxaan halkaan tahniyad dhalasho uga diraya Walaalkay Ahmed Jama Mahamud Iyo
Dumaashiday Faadumo Maxamed Nuur oo gabar ugu dhalatay maanta magaalada Sanca ee dalka Yemen gabadhaas oo loo bixiyey Deeqa Axmed Jamac 

Waxaan leeyahay soo barbaar Adeer noqo gabadhii Dalkeeda, diinteeda iyo dadkeeda Anfacda Insha'Allah 

Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiin

0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali