AUN Saado Cali Warsame
23 July 2014 Waxa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho xaafada Taleex Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo aheyd Fanaanad Qaran
iyo Xildhibaan ka mid ah golaha Wakiilada Soomaaliya, Illaahay ha u naxariisto Saado Cali, Runtii Geerideedu waa mid aad u xanuun badan... Waxan halkaan idiinku soo bandhigi mid ka mid ah Heesaha aan aad u jeclahay ee Wadaniyadd Saado Cali Warsame u qaaday Shacabkeeda Soomaaliyeed
Habloow kaca maanta
dhulka hooyo u hiisha
sharafteena u hiisha
magaca soomaali u hiisha
raga washay u hiisha
Calankan heegan u hiisha,
Axmaaraa noo haliili
Sawaaxil baa na hawaystay
Africaan haybta ku raacnay
ragiina waaban ka hoognay

0 Fikirkaaga :
Post a Comment