Nolosha Iyo Xaaladaha Puntland ka jira... (Qalinkii Yusuf Ali Adan) June 05, 2013 Yusuf Cali Marka hore illaahba mahad oo dhami u sugnaatay oo iga badbaadiyay shirqoolkii horjooge Cabdiraxmaan Faroole iyo kooxda Aaranjaan. Waxaan halkaan idiinku soo gudbin qeyb ka mid ah noloshii xabsiga Boosaaso. Read More Puntland / Saxaafada / Yusuf Cali No Comments