Kulankii golaha wasiirada ee Twitter-ka & Facebook caqabadda ku noqdeen (sheeko kaftan siyaasadeed huwan oo qosol leh) February 19, 2015 Yusuf Cali Waa kulankii golaha wasiirada miis wareegsan oo ay hareeraha ka tuban yihiin kuraas qurux badan ayaa lagu wada fadhiyaa, waxaa dhulka yaal roog buluug ah oo cagtu ku raaxaysanayso Read More Arrimaha Bulshada / Faallo / Ilaa Qosol / Siyaasadda / Somalia No Comments