Puntland halkee jirtay markay reer Buuhoodle gaajada, harraadka iyo shuban biyoodka u dhimanayeen???
Ninba berri gabar soo doonay, waa la siiyay gabadhii, waan u soo noqonayabu yidhi, muddo kadibbuu soo noqday gabadhu reer faqiir ah ayay ka dhalatay, gabadhii oo abaari ku dhacday oo xanuunsatay iyo reerkii oo silicsanbu u yimid,