Home
» Archives for
June 2017
June 10, 2017
Yusuf Cali
Dowladda u hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaanjo ee dalka Soomaaliya ayaa u muuqata mid ay la soo deristay caddaadis aad u sarreeya oo uga iman dowladda Sucuudiga oo doonaaysa inay xidhiidhka u jarto dowladda ay colka noqdeen ee Qadtar.
June 09, 2017
Yusuf Cali
Bishii Abriil ayuu horjooge Cabdiwali Gaas saxiixay waraaqaha shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Isutaga imaaratka carabtu la gashay maamul gobolleedka Puntland, kaas oo illaa hadda aan la hor keenin baarlamaanka Puntland iyo kan Soomaaliya midkoodna.
June 07, 2017
Yusuf Cali
Tahriibka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalalka Afrika, Carabaha, Yurub ama Maraykanka Iwm waa kuwa la joojin karo balse waa haddii la helo caddaalad iyo ammaan buuxa.