Ku soo dhowow madashan oo ah hoyga fikradaha iyo qoraallada Yusuf Cali Aadam. Waxaan rumeysanahay in fikrad kastaa ay wax beddeli karto. Ku soo biir dooda, oo nala wadaag aragtidaada. Powered by Blogger.
Ganacsatada Soomaalida ee Imaaratka ka ganacsada intooda badan waxay dalka ku joogan sharciyo shisheeye haba ugu badnaadan baasaboorka Itoobiyaanka, iyagoo weliba lacago ku bixiya bil kasta mashaariicda horumarineed ee Itoobiya.