Ku soo dhowow madashan oo ah hoyga fikradaha iyo qoraallada Yusuf Cali Aadam. Waxaan rumeysanahay in fikrad kastaa ay wax beddeli karto. Ku soo biir dooda, oo nala wadaag aragtidaada. Powered by Blogger.
Mar kastoo siyaasiyiinta Maxamuud Saleebaan la waydiiyo sababta keligood ku koobta tartamada madaxtinnimada deegaannada Puntland waxay ku doodi jireen in keligood soo doontaan jagada madaxtinnimada
Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdi Qarjab ayaa shalay warsaxaafaddeed u soo saaray kaga digay farogelin dowladda Soomaaliya ku samayso doorashada maamul gobolleedka Puntland ee lagu wado inay Garoowe ka dhacdo 8 bisha January ee inagu soo fool leh.