Ku soo dhowow madashan oo ah hoyga fikradaha iyo qoraallada Yusuf Cali Aadam. Waxaan rumeysanahay in fikrad kastaa ay wax beddeli karto. Ku soo biir dooda, oo nala wadaag aragtidaada. Powered by Blogger.
Nin baa bari aroostay Ciyaar iyo mashxarad ka dib waxay isaga iyo xaskiisi Looso galbiyey aqalkoodii isla habeenkii waxa qoyskii cusbaa ku soo guureyey Mas (Good)
Ma la gaaray hadafkii? Mise weli gabaara gurdaa lagu jiraa?. Ma aan kuu taliyo iyo ii talin maysid bay taladu joogtaa?Ma beentii naloo sheegayey oo nalaku sabaalinayey baa idlaatay?.