Ku soo dhowow madashan oo ah hoyga fikradaha iyo qoraallada Yusuf Cali Aadam. Waxaan rumeysanahay in fikrad kastaa ay wax beddeli karto. Ku soo biir dooda, oo nala wadaag aragtidaada. Powered by Blogger.
Tan iyo markii ay boggeeda Instagram ku daabacday xildhibaanad Ilhaam Cumar sawir iyo farriin ay ku sheegayso inay la aqalgashay Tim Mynett. Waxxaa boggaga arrimaha bulshada ee Soomaalidu isticmaasho lagu arkayaa dadyow Soomaaliyeed oo ka falcelin guurka Ilhaam iyo seygeeda cusub..