Tacsi - Shiiykh Maxamuud Huruuse Eebbe ha u raxmadee.

Sunday, March 8, 2020

Tacsi - Shiiykh Maxamuud Huruuse Eebbe ha u raxmadee.


Eebbe ha u naxariisto macallinkaygii dugsiga qur'aanka Shiiykh Maxamuud Huruuse ayaa ku geeriyooday magaalada Boosaaso. Haddaba waxaan halkaan
tacsitiiraanyo leh uga dirayaa dhammaan qoyska iyo ardaydii macallinka waxaana Eebbe u weyddiin samir iyo iimaan, Shiiykhana waxaan Eebbe uga baryaaya janno iyo naxariista Rabbigaa weyn.

Ka Timid Yuusuf Cali Aadam 

0 Fikirkaaga :