Home » All posts
Tuesday, February 12, 2013
GAYAANKAA GUURSO
February 12, 2013 Yusuf Cali
Arrimaha loo baahan yahay in ahmiyad la siiyo kolka la dooranayo lammaanaha nolosha waxa ugu horreeya diinta iyo dabeecadda sidaynu horeba usoo sheegnay, waxase aan la inkiri karin inay jiraan umuuro kale oo iyaga laftoodu ahmiyaddooda leh, waxaana kamid ah farqiga u dhexeeya da’da ninka iyo da’da inanta uu guurkeeda doonayo
Abuubakar (RC) iyo
Monday, February 11, 2013
BARBAARINTA UBADKA
February 11, 2013 Yusuf Cali
(Waxaan qoraynaa waxay hormarsadeen iyo raadkooda: Suurat Yaasiin:10)
Ilaahay subxaanahu watacaala qofka uma qoro oo qura camalka uu la yimaado inta uu nool yahay, balse waxa kale oo uu u qoraa raadka uu ka tago kolka uu geeriyoodo hadduu kheyr ahaa iyo hadduu shar ahaa intaba.
Sunday, February 10, 2013
WAA MAXAY GUDNIIN?
February 10, 2013 Yusuf Cali
Ereryga Gudniin waxa loola jeedaa Goyn, waana ta birta geedaha lagu gooyo lagu magacaabo Gudin. Haddaba marka laga eego xagga Sharciga Islaamka, gudniinka inanku (Circumcision) waxa weeye in laga gooyo Qolofta(Prepuce) oo iyadu ah maqaarka ku dahaaran Dhalfada (Balanus) oo ah madaxa xubinta taranka (Penus). Gudniinka Inantu (Clitorydectomy)
Wednesday, January 5, 2011
Puntland court releases reporter after six months in jail
January 05, 2011 Yusuf Cali
National Union of Somali Journalists 5 January 2011
(NUSOJ/IFEX) - 31 December 2010 - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) welcomes today the release of journalist Yusuf Ali Adan, an online reporter for Somalifans news website, whose whereabouts remained unknown until December 2010, when Puntland Intelligence Service (PIS) produced him at the Criminal Court in Bossasso town of
Monday, January 3, 2011
Somalia: Puntland Court Releases Reporter after Six months in Jail
January 03, 2011 Yusuf Cali
press release
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) welcomes today the release of journalist Yusuf Ali Adan, an online reporter for Somalifans news website, whose whereabouts remained unknown until December this year that Puntland Intelegence Srevice (PIS) produced him at the Criminal Court in Bossasso town of Puntland.
Yusuf Ali Adan, who was released on Thursday 30 December 2010, was first time brought to the Criminal Court in Bossasso town on 27 December 2010. The judge of the court Abdirisak Hareed asked the prosecutor to present to the court criminal evidence he had against the defendant but the prosecutor could not bring enough evidence to the court but he claimed that Mr Adan made defamation against the Ports Minister of Puntland that caused the public to panic which could result clear danger of imminent anarchistic action, insecurity and social unrest. The prosecutor added that the minister had withdrawn his case of defamation.
ALLAFRICA
Friday, December 31, 2010
Subscribe to:
Comments
(
Atom
)


