Home » All posts
Tuesday, June 3, 2014
Dhibaatada Diyaanada Iyo Gabdhaha Soomaaliyeed
June 03, 2014 Yusuf Cali
Gabadha Soomaaliyeed waa kuwa leh Qurux Iyo Midab Dahabi ah oo aan la helin dunidana lacag lagu baadi goobo, lakiin nasiib darro gabdho badan oo Soomaaliyeed Waxay Midabkooda Rabbigay Siiyay Ee Quruxda badan ku bedeleen Midab Mac-Mal ah oo Suuqa laga soo iibsaday, xaqiiqdiina ah mid dhibaato Iyo Xanuuno u keeni kara lehna khataro aad u fara badan Waxyeelada diyaanada Diyaanadu waa walxo kiimiko ah oo laga sameeyo waxyaalo la isku dardaray oo halis ah. qofkii isticmaalana ku reebaya difeeto aan laga soo waaqsan oo sababaya in jirkiisu uu ka dhinto dheecaanadii awooda siinayay maqaarka oo ay dhacdo in jirkiisu qofku noqdo mid aan awood u lahayn in uu iska difaaco qoraxda ama waxyaalaha dadka sara sida Sakiinta oo marnaba ay suura galin in qofkaasu tolanto oo jirkiisu noqdo sidii caadiga ahaa
Sunday, September 15, 2013
Sunday, September 1, 2013
Qur'aanka Kariimka
September 01, 2013 Yusuf Cali
Waxad Halkan ka dhagaysa tafsiirka 30 jis ee quraanka oo sheekh dirir ah siina gaadhsii walalahaga kale pleas
|
Wednesday, August 7, 2013
Wednesday, June 5, 2013
Sunday, May 5, 2013
Dastuurka Puntland
May 05, 2013 Yusuf Cali
Dastuurka Puntland 1998
Dastuurka Puntland 2001
Dastuurka Puntland 2012
Fadlan taageer Yuusuf Cali Aadam
YusufAliAdam@hotmail.com
Dastuurka Puntland 2001
Dastuurka Puntland 2012
Fadlan taageer Yuusuf Cali Aadam
YusufAliAdam@hotmail.com
Subscribe to:
Comments
(
Atom
)




