Ku soo dhowow madashan oo ah hoyga fikradaha iyo qoraallada Yusuf Cali Aadam. Waxaan rumeysanahay in fikrad kastaa ay wax beddeli karto. Ku soo biir dooda, oo nala wadaag aragtidaada. Powered by Blogger.
Haddii aad ka mid tahay dadk aadka u jecel Basasha, u jeedadeyda ma ahan in aan ku nacsiiyo cunitaanka qudraddan faaidada badan, waayo aniga laf ahaantay aad ayan u jeclahay.