March 09, 2010
Yusuf Cali
Saddex u dhig dhig ka mid ah ummadda Soomaaliyeed waxay ku jiraan
gumaysi iyo cadaadis ay ku hayaan inta kale, gumaysigaas oo hadda war
beelay waa mid qaraami ah oo xataa haddi la isku dayo in la baddelo ay
adag tahay oo aan laga guurin karin kuwa la qabadsiiyey cadaadiska
intaanba la gaarin kuwii cadaadiska ku hayey, taas oo ka timid
waaritaanka ay caadadani waartay oo caadowday