July 2014

Wednesday, July 30, 2014

Monday, July 28, 2014

Saturday, July 26, 2014

Friday, July 25, 2014

Wednesday, July 23, 2014

Monday, July 14, 2014

Sunday, July 13, 2014

Friday, July 11, 2014

Saturday, July 5, 2014

Friday, July 4, 2014

Fa'iidada Dagaalka ...!!!


Way jirtaa in ay dagaalladu yihiin hoog iyo ba' laga magan galo Ilaahay, oo aan ka tagin waxaan ahayn burbur iyo basanbaas dhaxla balaanbal, tiiraanyo, calool xumo, uur ku taallo, dad la'aan, duunyo la'aan, guri ba'ay iyo galaan-gal, wiil iyo walaal la'aan, aabbe la'aan iyo hooyo la'aan, cayr iyo qaawanaan


In kastoo

Thursday, July 3, 2014

Maraykanka ''Ciidan ilaa 120 ayaa naga jooga Soomaaliya''


 Dowladda Maraykanka ayaa markii ugu horeysay qiratay in ciidamo ka joogan dalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2007-dii

 

Saraakiil Maraykan ah, ayaa wakaaladda wararka ee #Reuters u sheegay in ciidamo yar oo Maraykan ah oo ay ka mid yihiin ciidamada howl-gallada gaarka ah ay talo bixin iyo adeegyo kale ka wadeen qaybo kala geddisan

Waa Maxay dagaalku? Sideese looga baxaa?


Siyaabo fara badan oo kala yara duwan ayaa lagu fasiraa erayga dagaal, guud ahaantooduse waa kuwa ku soo wada dhici kara qofka caqliga leh marka uu maqlo Dagaal

 

Si kale haddaan u dhahnana waxay noqon kartaa: su'aashaas waxay culimadu uga kala jawaabeen siyaabo kala duwan marka dhan laga eego, laakiin marka dhanka kale ee hab qiyaaseedka

Qaramada Midoobay Oo Cambaareysay Dilka Mudanaha Baarlaamanka Soomaaliya


Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilka loo geystay Maxamed Maxamuud Xayd oo ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed kaas oo lagu dilay Muqdisho maanta

Kaydka Yusuf Cali