Daawo Siidii oo tinta iska xiiray Markii shabaab laga Sifeeyay Baraawe

Tuesday, October 7, 2014

Daawo Siidii oo tinta iska xiiray Markii shabaab laga Sifeeyay Baraawe


Gudoomiya Gobolka shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii
, oo wareysi siiyay warbaahinta dalka iyo kuwa dibada ayaa sheegay in maanta ay tahay Maalin Farxadeed, oo ay maalintaan oo kale sugayeen in ka badan 7-sano oo ay Al shabaab xoog iyo sandule ku haysatay Magaalada Dekedda leh ee Baraawe




0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali