Gabadh reer Puntland ah oo runta qarxisay.

Sunday, November 2, 2014

Gabadh reer Puntland ah oo runta qarxisay.


Sacdiyo, Oo ah gabadh Meheri Ismaaciil ah
ayaa soo afjartay beesha Waalan ee Maxamuud Saleebaan


Yusuf Cali, Ayaa 30 Oct sheegay in Calanka Puntland yahay mid qabiil ku dhisan oo saddexda midab u ka kooban yahay yahiin kuwa ka turjumin saddexda wiil ee Maxamuud Saleebaan, Cumar, Cismaan Iyo Ciise, Sacdiyo oo ah gabadha Muuqaalka hoose lagu daawan ayaa aragtida Yusuf Cali dib u soo nooleysay iyadoo tiri ''Calanka Puntland waa mid ka turjumin qabiil...''

Daawo Runta aan laga xishoo



0 Fikirkaaga :