Hambalyo Shaafici Yusuf Iyo Filsan Yusuf

Monday, January 19, 2015

Hambalyo Shaafici Yusuf Iyo Filsan Yusuf


Gacal iyo sokeeya-ba guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu guur khayr, gurigiinnu guri negi guulloow ka yeel


Waxaan halkaan hambalyo uga diraya walaalkay Eng. Shaafici Yusuf Muuse Iyo Dumaashiday Filsan Yusuf Warsame oo arooskodu ka dhacay magaalada Bosaso ee gobolka Bari, Eebe aqalkiina ha ka dhigo mid dhammaystiran, wiilal dhiirran, gabdho dhowrsoon iyo Farxad aan dhammaad laheyn,



Reerkii lagu nastee
Lagu negaadee
Wada jiree Nabad-gala 
Allahayow idinka yeel!



Hambalyo Ka timid - Yusuf Ali Adan

0 Fikirkaaga :