Allah ha u naxariisto Abwaan Sangub

Tuesday, June 18, 2019

Allah ha u naxariisto Abwaan Sangub



Waxaa magaalada Ardis Ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Allah ha u naxariiste  Abwaankii Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Sangub oo muddooyinkan dambe xanuunsana.


Waxaan halkaan tacsi uga dirayaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelkii iyo qaraabadii abwaanka.

إنا لله وإنا إليه راجعون

0 Fikirkaaga :