Diinta Islaamka Iyo Gudniinka

Showing posts with label Diinta Islaamka Iyo Gudniinka. Show all posts
Showing posts with label Diinta Islaamka Iyo Gudniinka. Show all posts

Wednesday, December 24, 2014

Sunday, December 7, 2014

Monday, November 3, 2014

Sunday, February 10, 2013

WAA MAXAY GUDNIIN?


Ereryga Gudniin waxa loola jeedaa Goyn, waana ta birta geedaha lagu gooyo lagu magacaabo Gudin. Haddaba marka laga eego xagga Sharciga Islaamka, gudniinka inanku (Circumcision) waxa weeye in laga gooyo Qolofta(Prepuce) oo iyadu ah maqaarka ku dahaaran Dhalfada (Balanus) oo ah madaxa xubinta taranka (Penus). Gudniinka Inantu (Clitorydectomy)