Home » All posts
Saturday, July 5, 2014
Friday, July 4, 2014
Fa'iidada Dagaalka ...!!!
July 04, 2014 Yusuf Cali
Way jirtaa in ay dagaalladu yihiin hoog iyo ba' laga magan galo Ilaahay, oo aan ka tagin waxaan ahayn burbur iyo basanbaas dhaxla balaanbal, tiiraanyo, calool xumo, uur ku taallo, dad la'aan, duunyo la'aan, guri ba'ay iyo galaan-gal, wiil iyo walaal la'aan, aabbe la'aan iyo hooyo la'aan, cayr iyo qaawanaan
In kastoo
Thursday, July 3, 2014
Maraykanka ''Ciidan ilaa 120 ayaa naga jooga Soomaaliya''
July 03, 2014 Yusuf Cali
Dowladda Maraykanka ayaa markii ugu horeysay qiratay in ciidamo ka joogan dalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2007-dii
Saraakiil Maraykan ah, ayaa wakaaladda wararka ee #Reuters u sheegay in ciidamo yar oo Maraykan ah oo ay ka mid yihiin ciidamada howl-gallada gaarka ah ay talo bixin iyo adeegyo kale ka wadeen qaybo kala geddisan
Waa Maxay dagaalku? Sideese looga baxaa?
July 03, 2014 Yusuf Cali
Siyaabo fara badan oo kala yara duwan ayaa lagu fasiraa erayga dagaal, guud ahaantooduse waa kuwa ku soo wada dhici kara qofka caqliga leh marka uu maqlo Dagaal
Si kale haddaan u dhahnana waxay noqon kartaa: su'aashaas waxay culimadu uga kala jawaabeen siyaabo kala duwan marka dhan laga eego, laakiin marka dhanka kale ee hab qiyaaseedka
Subscribe to:
Comments
(
Atom
)




