Home » All posts
Thursday, August 22, 2019
Thursday, August 8, 2019
Aadam Ducaale "Nimmaan Is Aqoon"
August 08, 2019 Yusuf Cali
Aadam Barre Ducaale oo ah hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya, ayaa baarlamaanka dalka Kenya u gudbiyay mooshin ka dhan ah maxkamadda caalamiga ah ee ICJ iyo dalka Soomaaliya
Thursday, August 1, 2019
Sunday, July 21, 2019
Boosaaso iyo Gaalkacayo nimmeey u kala duwan yihiin Puntland laguma aamini karo.
July 21, 2019 Yusuf Cali
Horjooge Deni wuxuu yidhi "boqol iyo kontonka kun ee doollar, oo xukuumadda Soomaaliya ugu deeqday dayactirka jidadka magaalada Boosaaso waa in lagu celiyaa halkay ka timid ama la igu soo wareejiyaa, balse labadii boqole kun ee doollar oo ra'iisul wasaare Xasan Cali Khayre garoonka kubadda ee Gaalkacayo ugu deeqay; celis ma leh.
Tuesday, June 18, 2019
Friday, June 7, 2019
Subscribe to:
Comments
(
Atom
)





