Barnaamijkee u Isticmaasha Computer-kaaga ???

Tuesday, August 19, 2014

Barnaamijkee u Isticmaasha Computer-kaaga ???


Annigoo ku wareersan Afartan Barnaamij ee igu jira Computerka
, waxan Saaxiibada ka doonin hal barnaamij oo aan u isticmaalo Computerkeyga.... 

#GoogleChrome
#MozillaFirefox
#InternetExplorer
#Opera 

Hadii u jiro mid ka wanaagsan kuwan oo aad garaneyso ama aad h eyso waad ii soo gudbin karta, Adigoo Mahadsan. 

0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali