Faysal Cali Waraabe oo wiilkiisu Daacish ku biiray
Faysal Cali Waraabe waxaa u Qeybta Afka Soomaaliga ee Idaacada BBC u xaqiijiyey in wiilkiisa Sayid
Xuseen Faysal u ku biiray kooxda Argagaxisada ee Daacish..... Faysal Cali oo ah hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in Abu Shuceyb Al-Soomaali u isagu dhalay.... waxana u sheegay in Wiilkisu ka soo baxsaday dalka Finland ee qaarada Yurub
Dowladda Finland iyadu waa xaqiijisay in Muwadiin wadankeeda ka tegay u ku biiray kooxda Argagaxisada Daacish ee dalalka Ciraaq Iyo Suuriya.

0 Fikirkaaga :
Post a Comment