Barre Hiiraale Iyo Nabadda

Saturday, August 30, 2014

Barre Hiiraale Iyo Nabadda


Col. Barre Hiiraale ayaa gaaray Muqdisho, ka horna waxaa
isaga iyo ciidankiisu sanad kaddib dib ugu soo laabteen magaalada Kismaayo ... Barre Hiiraale ayaa qaatay Nabada isagoo lagu wodo inu heshiis rasmi ah la gaaro maamulka Jubbooyinka

Barre Aadan Shire ayaa galabta la kulmay Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh, Sidoo kale Barre waxaa u maanta kulan la qaatay Masuuliyiinta Jubbooyinka.














0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali