Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday Garbahaaray

Friday, August 1, 2014

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday Garbahaaray


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Qabrigii Madaxweynahii hore Marxuum
Maxamed Siyaad Barre ee magaalada Garbahaaray Isagoo halkaas ugu duceeyay... Booqashada Madaxweynaha ee gobolka Gedo ayaa ah mid taariikh iyo xasuus badan reebtay. 


0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali