Tacsi - Suldaan Maxamed Cali Maxamed

Friday, August 22, 2014

Tacsi - Suldaan Maxamed Cali Maxamed


tacsi
 إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ‏Inaa lilaahi wax inaa ileyhi Raajucuun


Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoyska Allah ha u naxariiste Suldaan Maxamed Cali, Iyo  Shacabka Soomaaliyeed guud ahan, Waxaan uga tacsiyeeyn geerida Suldaan Maxamed Cali oo magaalada Garoowe lagu dilay... 
waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryaya Inuu Naxariistii janno ka waraabiyo, Ehelkiisa iyo qaraabada u samir iyo imaan ka siiyo, waxan rajeyn in kuwa dilay Suldaanka cadaalada la hor keeno



Tacsidan waxaa diraya ... Yusuf Ali Adan


0 Fikirkaaga :

Kaydka Yusuf Cali